Duqa Muqdisho oo baaq Muhiim ah u diray Culimada Soomaaliyeed

Duqa Muqdisho ahna guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa ka qayb galay munaasabad soo gootin ah  oo loo sameeyey xubnaha isxilqaamayaasha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya ee uu hoggaaminayiyay Sheekh Maxamed Cabdi Umal, kuwaas oo soo gaarsiiyey dalka deeq ay kaga qayb qaadanayeen gurmadkii loo fidiyay dadka soomaaliyeed ee dhibaatada ka soo … Continue reading Duqa Muqdisho oo baaq Muhiim ah u diray Culimada Soomaaliyeed